Cutubka 12aad

Dawladaha Xubinta ka ah Dawlada Federaalka

Qodobka 120aad - 121aad

Dhismaha laamaha sharcdejinta iyo fulinta ee maamulada Dawladaha xubinta ka ah Dawladda Federaalka waa arrimo lagu nidaaminayo Dastuurrada maamul-goboleedyada.

Done!

Qodobka 121aad

Mabaadi’da Dastuurrada

(1) Mabda’iyan waa in la iswaafajiyaa Dastuurka Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Dastuurada Dawladaha Xubinta ka ah Dawladda Federaalka.

Done!