← Ku noqo

Qodobka 121aad

Mabaadi’da Dastuurrada

(1) Mabda’iyan waa in la iswaafajiyaa Dastuurka Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Dastuurada Dawladaha Xubinta ka ah Dawladda Federaalka.