← Ku noqo

Qodobka 142aad

Dawladaha Xubnaha ka ah Federaalka ee Ka jira Soomaaliya

(1) Ilaa inta laga gaarayo goorta dhammaan o Dastuurada dawladaha xubnaha ka ah federaalka la waafajinyo Dastuurka Dawladda federaalk maamulada jira ka hor inta aan la qaadan Dastuurkan ku meel gaarka ahi waxa ay sii haysanayaan awoodaha Dastuurkoodu siinayo.

(2) Dawladaha xubinta ka ah dawladda Federaalku waa in lala tashadaa marka la qaadanayo go aanno la xiriira nidaamka fedeaalka, iyo qaabka nabadgalyada