Shaqaalaha rayidka ah lagulama kici karo: (a) Bahdilid waajibaadkooda shaqo ay gudanayaan awgood. (b) Laguma sameyn karo xilkaqaadid, lagama wareejin karo xafiiska, darajadooda hoos looma dhihi karo, inay jirto sabab maangal ah oo sharci ku dhisan.
← Ku noqo
Qodobka 116aad