Shaqada rayidka ee heerarka kala duwan ee xukuumadda waa amaano ummadda loogu adeego waana in ay ku saleeysnaataa qiyamka Dastuurka, naxariis, daahfurnaan, u-adeegga bulshada iyo dhawrista ku kala dambeynta darajooyinka maamul, dhegonugayl, sirxajin, asluub-wanaag shaqo, howlkarnimo, waxa- ku-ool ah, mihnadyahannimo, dhawrista Mabaadi’da caadaaladda, sinnaan iyo habka xilgudashada ugu habboon.
← Ku noqo
Qodobka 115aad