(1) Awoodda garsoorka waxaa u xil saaran Maxkamadaha.
(2) Qaab dhismeedka garsoorka waxaa xeer ah kasoo saaraya Baarlamaanka Federaalka.
Qodobka 105aad