← Ku noqo

Qodobka 102aad

Xilka Wasiirka, Wasiir ku-xigeenka iyo Wasiir Dawlaha

(1) Wasiir kasta wuxuu si shakhsi ah mas’uul uga yahay hawlaha Wasaaraddiisa.

(2) Wasiir ku-xigeen kasta wuxuu qabta xilka wasiirka wasaaraddu u igmado.

(3) Wasiiru Dawluhu wuxuu qabtaa xil gaar ah oo uu Ra’iisul-Wasaaruhu u xilsaaro.