← Ku noqo

Qodobka 101aad

Ku-Xigeenka Ra’iisul-wasaaraha

Ku-Xigeenka Ra’iisul-wasaaraha wuxuu qabtaa xilka Ra’iisul-wasaaraha marka uu dalka ka maqan yahay, iyo Xilalka kale uu u igmado Ra’iisul-wasaaraha.