← Ku noqo

Qodobka 93aad

Iscasilaadda Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya

Madaxweynuhu wuxuu u gudbinayaa istiqaaladiisa Barlamaaanka Federaalka, isaga oo marsiinaya guddoomiyaha golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah.