Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalku wuxuu xilka haynayaa muddo afar
(4) sano ah oo ka bilaabata maalinta xilka loo dhaariyo, sida ku xusan qodobka 96 ee dastuurka.
Qodobka 91aad