Federaalka ee Soomaaliya Waxaa loo dooran karaa xilka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Muwaaddin kasta oo: (a) Muwaadin Soomaali, Muslim ah; (b) Da’adiisu aanay ka yarayn afartan
(40) sano; (c) Leh aqoon ama waayo’aragnimo u qalanta xilkaas; (d) Dhimirkiisu dhan yahay; (e) gelin denbi culus oo ay maxkamadi xukuntay.