← Ku noqo

Qodobka 84aad

Faafinta iyo Xafidaadda Sharciyada

Kaydka sharciyada Dawladda waxaa mas’uul ka ah xoghayeyaasha Labada Aqal iyo garyaqaanka guud ee Jamhuuriyadda Federaalka oo faafinta rasmiga ah ku samaynaya.