← Ku noqo

Qodobka 78aad

Xasaanadda Xubnaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka

(1) Xubnaha golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalku waxay leeyihiin xasaanad la mid ah tan xubnaha golaha Shacabka sida ku xusan Dastuurkan.

(2) golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka lama kala diri karo. Madaxa Afraad: Habraaca Sharci-dejinta Baarlamaanka