← Ku noqo

Qodobka 67aad

Kala-dirista Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka

Lama kala diri karo golaha Shacabka ka hor dhammaadka muddadiisa afarta sano ah marka laga reebo haddii uu goluhu awoodi waayo in uu ansixiyo golaha wasiirrada iyo barnaamijka Dawlada sida ku xusan qodobka 100aad (c) ee dastuurkan.