Federaalka
(1) golaha Shacabka, fadhigiisa koowaad oo uu guddoominayo qofka ugu da’da weyn, waa inuu iska dhex doorto guddoomiye iyo laba
(2) Ku-Xigeen.
(2) Haddii ay dhacdo waqtiyada qaar in ay maqanaadaan guddoomiyaha iyo ku-xigeennadiisu, goluhu waa in uu mid ka mid ah xubnihiisa u doortaa in uu noqdo shir-gudoomiye ku- meel-gaar ah.
(3) guddoomiyuhu inta uusan qaban xilka waa in uu ka tanaasulo xil kasta oo uu ka hayo xisbi siyaasadeed, waana in uu noqdo dhexdhexaad marka uu gudanayo/gudaneyso xilalkiisa/xilalkeeda.
(4) guddoomiyaha iyo ku-xigeennadiisa waxaa codayn qarsoodi ah ku doorta aqlabiyadda tirada guud ee xubnaha golaha Shacabka ee Federaalka ah, xilkana kaga qaada codbixinta saddex dalool laba dalool xubnaha golaha Shacabka Federaalka ah.