(1) Labada gole ee Baarlamaanka Federaalka ahi waxa ay dhisan karaan guddiyo wadaag ah oo hawlahooda u fududeeya.
(2) Xeer-nidaamiye labada gole ay wadajir u mariyaan ayaa lagu go’aaminayaa tirada guddiyada iyo habraacyada xil-fulintooda. Madaxa Labaad: Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka