(1) Muddada xil-haynta Baarlamaanka Federaalku waa 4 afar sano oo ka bilaabata maalinta natiijada doorshada lagu dhawaaqo.
(2) Xildhibaan kasta oo Baarlamaanka Federaalka ka mid ah dib ayaa loo dooran karaa.
Qodobka 60aad