← Ku noqo

Qodobka 17aad

Xorriyadda Diinta iyo Caqiiddada

(1) Qof kastaa wuxuu xor u yahay in uu ku dhaqmo diintiisa.

(2) Diin aan ahayn Islaamka laguma faafin karo Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.