← Ku noqo

Qodobka 9aad

Magaalo-madaxda Janhuuriyadda Federaalka Soomaaliya

Magaala Maxdaxda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waa Muqadishu. Maqaamka magaalo- madaxda Federaalka Soomaaliya waxaa go’aan looga gaari doonaa dib-u-eegidda Dastuurka, waxaana sharci gaar ah ka soo saari doona labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.