← Ku noqo

Qodobka 2aad

Dawladda iyo Diinta

(1) Islaamku waa Diinta Dawladda.

(2) Diin aan ahayn Islaamka laguma faafin karo dalka.

(3) Lama soo saari karo sharci aan waafaqsaneyn Mabaadi’da guud ee Shareecada Islaamka iyo Maqaasiiddeeda.